Qalbi Dhagax Oo Xabsiga laga sii deynayo iyo Siyaasada ka dambeysa

Dowlada Itoobiya ayaa la filayaa in xabsiga ka sii deyso Cabdikariim Sheeq Muuse Qalbi Dhagax oo Sanadkii 2017-kii laga dhoofiyay Soomaaliya, kadib wada shaqey dhexmartay taliyihii hore ee NISA Sanbaloolshe iyo Safiirka dowladda Itoobiya u Fadhiya Soomaaliya, kuwaa oo u gacan geliyay taliska Itoobiya. Warar hoose oo lagu kalsoonaan karo  ayaa sheegaya in Cabdikariin Qalbi Dhagax … Continue reading Qalbi Dhagax Oo Xabsiga laga sii deynayo iyo Siyaasada ka dambeysa